X

Haweenay ka badbaaday xasuuqii huteel Xayaad oo sir weyn qarxisay

Kadib xasuuqii huteel Xayaad ee ay ku dhinteen ugu yaraan 21 qof, waxa la isku raacay in hawshan laga soo abaabulay xaruntii nabadsugida maadaama uu joogo Mahad Salaad oo ka tirsan dhiigmiiratada.


Haddaba haweenay ka tirsan dadkii ay badbaadiyeen Harancad ayaa sheegtay in mid ka mida dhiigmiiratadii dagaalamaysay uu horteeda shaadhka ku bedeshay kadibna is tuuray kana mid noqday dadkii sida fudud uga baxay huteelka.



Waxa kale oo kaa yaabinaysa in mudada dagaalkii socday aanay jirin haba yaraatee cid ka mida argagixisada oo la qabtey ama meyd la soo bandhigey, taas oouujinaysa in waxa dhan si qarsoodiya loo soo abaabulay.

“Ma hadli karo waayo ninkii dagaalamayay ayaa nagu dhex Jira, waxaan hubaa inaanu ka Iman dibedda ayay tiri haweenaydan la hadashay qaraabadeeda.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.