Muqdisho 04 Nov 2014–Haweenay kale ayaa lagu Muqdisho xaafada Hodan. Hooyadan aan la garanayn cida dishay ayaa la sheegay in ay dhashay laba caruura iyadoo loo adeegsaday midi lagala dhacay garabka sare. Dhiigmiiratada ayaa la sheegay inay goobta ka baxsadeen.
Waa markii labaad ee sidan loo ugaarsado haweenka wax bartay iyadoo laba cisho kahor sidan oo kale loo dilay laba haweena oo macalimiin noqday markay jaamacadii dhameeyeen.
Waxa dilkan sidan u foolxun lagu yaqaan argagixisada caalamiga ee shabaab ee ku qaraabta diinteena macaan iyo kuwa la mkidka ah sida Boko Xaraam. Daacish, Talibaan iyo kuwa magacda badanleh.
Waxase nasiib daro ah ma sheegtaan falalka dadka aan caanka ahayn sidan oo kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay