Friday, September 22nd, 2023
header










Meta







Injineero Maraykana oo soo saaray xuub ka celinaya in dhagaxaanta saacaduhu dilaacaan

_78720355_502644879[1]Maraykanka—Injineero Maraykana ayaa soo saaray xuub adag oo ka celinaya dhagaxaanta saacaduhu inay si dhibyar ku qarxaan haddii la liqo siiba caruurta oo hadda la xaqiijay in laba caruura ku dhinteen. Dhagxaanta saacadaha ayaa u daran oo caruurtu moodaan wax la cuno hadase noqday khatar lagu dhinto.

Laba caruura oo midi ku noolaa dalka Ingiriiska ayaa isagu dhintey kadib markii uu liqay dhagxaanta saacadaha oo dhulka u yaalay kadibna uu dhiig ku furtay markii suntii dilaacisay xididada dhiiga qaada.

Injineerada xuubkan soo saaray ayaa rajaynaya in ay si deg dega u suuq geeyaan marka ay tijaabo badan ku sameeyaan.

Dadka badankooda ayaan ogeyn halista ay leeyihiin dhagxaanta loo isticmaalo waxyaabo farabadan iyagoo inta badan kaga taga dhulka ama aan ka fogeyn dhalaanka.

Injineerka isagu hawshan ku jiray ayaa sheegay fikrada ilaa hada la hayay ayaa ahayd in dhagaxa laga dhigo qadhaadh ama in la xineeyo si waalidku u ogaadaan in ilmuhu liqay dhagxaan saacadeed.

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Samaroon karti xumaa haysa waana ta halkaa dhigtey: Cali Faarax C/llaahi

May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...