Haweenay markale lagu qabtey Muqdisho kadib markii ay irbad Ku surrey dirawal bajaaj Wada.
Dirawalka ayaa sheegay in haweenayda uu qaadey oo caadi u fadhidey xagga dambe ilaa markii dambe ay Ku durtey irbad.
Ciidanka dambi baarista ayaa haweenaydan u kaxeeyay xaruntooda Si loo ogaado Waxa Ku khasbey.
Bishii hore ayay ahayd markii sidan oo kale irbad loogu durey will bajaaj wade ah. Bajaajleyda ayaa cabsi la soo daristey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay