X

Haweenay markale lagu qabtey irbad ay ku durtey bajaaj wade: SAWIRO

Haweenay markale lagu qabtey Muqdisho kadib markii ay irbad Ku surrey dirawal bajaaj Wada.

Dirawalka ayaa sheegay in haweenayda uu qaadey oo caadi u fadhidey xagga dambe ilaa markii dambe ay Ku durtey irbad.

Ciidanka dambi baarista ayaa haweenaydan u kaxeeyay xaruntooda Si loo ogaado Waxa Ku khasbey.

Bishii hore ayay ahayd markii sidan oo kale irbad loogu durey will bajaaj wade ah. Bajaajleyda ayaa cabsi la soo daristey.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.