Waxa Puntland gaar ahaan xaafada Wadajir ee Garoowe lagu garaacay haweenay Somaliyeed iyadoo dadkuu garaacay oo aad u tirobadnaa ay goobta ka carareen.
Hooyadan ayaa la sheegay in ay qabiil ahaan ka soo jeedo Koofurta Somaliya oo ay gurigeeda ku garaaceen isla haween tiro badan iyagoo sita budad iyo ulo dhaadheer.
Waxaana goor dambe ka soo gaaray qaar ka mid ah dadka deriska ah,inkastoo aan lagu guulaysan in gacanta lagu dhigo dadkii weerarka soo qaaday oo goobta ka baxsaday.
Hooyadaan Somaliyeed ee sida xun loo dhaawacay ayaa hadda ku sugan xaalad miyir beel ah,waxaana jirkeeda lagu arkayaa dhaawac aad u culus.
Arrintaan ayaa qayb ka ah tacaddiyo haweenka loogu gaysto Puntland iyadoo la sheego in Koofur nacayb badan la abuurey. Dhacdadan ayaa ka duwan kuwii iyadoo weerarkan at qaadeen haween.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay