18/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haweenka Kalshaale oo si adag uga hadlay xadhiga afhayeenka Daarood

Waxa welli u xidhan wasiirada Dhulbahante ee ku jira maamulka horjooge Muuse Biixi afhayeenka beelaha Daarood C/kariin oo marhore loo dhaadhiciyay xabsiga Mandheera. Ninkan xadhigan ka dambeeya ee ina Cali Koore oo loogu hanjabay in hilfaha loo qaadi doono.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS