Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Ninow naaga oo faro kulul ku haya dhaqanka reer galbeedka iyo diyaarad bedeshay maagacyo

Ninow naaga iyo khaniisiinta ayaa faro kulul ku haya reer galbeedka ayagoo hore uga takhalusay magacyadii caadiga ahaa ee ninka iyo naagta kuna bedelay ”’lamaane”. Hadda musqulihii ay ku kala qornaayeen ragga iyo dumarka waxa loo bedelay ”dhex dhexaad” oo ka dhigan in la wada isticmaali karo.



Waxay hore uga takhaluseen erayada GUURKA ayna ku bedeleen ”wada nooleyaasha”. Caruurta Muslimiinta ee dhigata dugsiyada iyo hablaha wadamada gaalada ayaa ka qayliyay ninow naag musqul la wadaagaya.

Waxay ku qaylinaayaan aaway xaqaygii, waxase muuqda in iyaga xaqoodii la siiyay ninow naaga inkastoo naag ninka ay isticmaali karto musqulaha dumarka, iyadoo isa sheegaysa.



Diyaarada Jabaanka, iyo Jarmalka ayaa haddii aad raacdo hadda daqada ka saaray erayada musqulaha ragga iyo dumarka kuna bedelay erayga ”dhexdhexaad”.



”Ma jirto wax haray way wada qaateen erayadii muhimka ahaa waxa hadda haray in dharka lagu qoro ”wada xidhasho” halka awal uu ahaa ragga iyo dumarka, wayna kadhacday Ingiriiska, waxana dalbaday khaniis weyn iyo ninow naag ayuu yiri Xuseen Warsame.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...