Haweenka uurka leh oo looga digey talaalka shirkada Modeerna samayso ee Karoona
Ururka caafimaadka aduunka ayaa soo saaray talo bixin ku saabsan talaalka hargabka Karoona ee ay samayso shirkada Modeerna. Sirkadan ayaa ka mida kuwa ururka caafimaadku u ogolaadey in daawadeeda dadka lagu talaalo.
Talo bixin ururku soo saaray ayuu ku sheegay in haweenka uurka leh ayna qaadan talaalka shirkadaas Modeerna (Moderna) ilaa ay yihiin kuwo ku jira safka hore sida dhaqaatiirta ama kalkaalisada iyo wixii la mida ee iyagu markasta qaadi kara hargabka.
Ururka caafimaadku wuxuu leeyahay ayadoo haweenka uurka leh ay markii horeba u nugulyihiin xanuunada kale haddana waa inay ka fogaadaan talaalkan ilaa ay yihiin kuwa kor ku xusan.
Ururka ayaa leh waxa loo baahan yahay baaritaan dheeraada si loo xaqiijiyo in daawadani saafi u tahay haweenka uurka leh. Talaalada hadda jira ayaa badankoodu ah kuwo sahlaya in qofku aanu isbitaal u gelin hargabka Karoona laakiin kama hortagayo inuu ku dhaco.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
February, 24, 2021
Hay'adaha jinsiyadaha iyo socdaalka ee Somliye ayaa muddo ...
February, 23, 2021
Dalkaasi Qadar ayaa ogolaadey in dumar kastuumo iyo ...
February, 23, 2021
Shirkan gaadhi ayaa yimi markii iska rogo ay ...
February, 23, 2021
Odayaasha Muqdisho ayaa kabaha la dulmaray kooxda sheegata ...
February, 22, 2021
Waxa maanta golaha qaramada u fadhiisanayaa qoraal Ingiriisku ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
February, 7, 2021
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan ...
February, 7, 2021
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha ...
February, 6, 2021
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay ...
February, 5, 2021
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u ...
February, 4, 2021
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega ...
February, 2, 2021
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo ...
February, 2, 2021
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo ...