X

Hawlaha qaramada midoobey ka wado maamulka Somalilaan ma joogsanayaan: Jaymis

Mr. James Swan, Special Representative ofthe Secretary-General and Head ofthe United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) The situation in Somalia Report of the Secretary-General on Somalia (S/2019/661)

Wakiilka qaramada midoobey u fadhiya Somaliya ayaa sheegay inayna waxba ka jirin in hawlaha qaramada midoobey ka waday Somnaliya inuu istaageen kadib hadalkii horjooge Muuse Biixi oo sheegay inay joojiyeen wada shaqaynta.


Waanu u sheegnay horjooge Muuse Biixi inaan iyaga waxba ka quseyn goosadka iyo goonida uu sheeganayo oo arintaas ay ka hadlayaan dawlada dhexe ee Somaliya laakiin hawlaha qaramada midoobey ka wado dalka aan cidi horjoogsan karin.


Telfoon uu kala horjooge Muuse Biixi wakiilka qaramada midoobey ayaa wakiilku runta farta ka saaray, una shegay inaan la siyaasadeyn karin hawlaha guud ee qaramada midoobey ka wado dalkoo dhan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.