08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hawlgalo lagu baadhay gawaadhida soo galaya Muqdisho oo guul laga gaadhay iyo dhalinyaro la qabtey+MUUQAAL

WP_20141130_006Muqdisho 30 Nov 2014–Hawlgalo lagu baadhayo gawaadhida soo galaya Muqdisho ayaa guulweyn laga gaadhay iyo dhalinyar lagu tuhmey inay ka tirsan yihiin argagixisada shabaab oo gooni loola baxay iyadoo baadhitaan dheeri lagu samayn doono. Argagixisada shabaab ayaa hadda waxay ku dagaalantaa dhalinyaro ku dhufoo ka dhaqaaqa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM