05/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hay’ada Camuud Foundation oo deeq gaarsiisay dadka abaaruhu ku dhifteen ee Awdal

Hay’ada Camuud Foundation ayaa deeq gaarsiisay dadka abaaruhu ku dhifteen ee Awdal. Deeqdan ayaa gaartey degmooyin hoostaga Lughaya oo dadka xoolihii ka dhamaadeen.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=TFAB2wjB8Nk[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS