Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Hay’adaha xuquuqda oo walaac ka muujiyay dhalinta maamulka Somaliland jeelasha u taxaabo

Firfircoone Mukhtaar Cali Aadan waxa jeelka Boorama uu ugu xiran yahay maxaad qoraal ula wadaagtey ama aad bogaada u soo dhigtey. Wuxuu hadda jeelka Boorama ku jiraa muddo lix cisho ah. Waxa bilaa waraaq iyo maxkamad uu u xiran yahay sida loo sheegay C/raxmaan Saylici oo ah ku xigaha Muuse Biixi.



Waxa wararkale oo aan helnay sheegayaan inuu sheekada uu ku Jiro gacan-yaraha Muuse Biixi ninka lagu magacaabo Maxamed Cali oo isagu jooga guriga Muuse Biixi ee Hargeysa ee la yiraa madaxtooyada.

Hadaba waxa dadkan jeelasha lagu gurayo bilaa maxkamad, oo ninkii rabo iska kaa xiranayo ka qayliyay hay’adaha u dooda xuquuqda sida Amnesty. ”Waxaan aad uga xunahay dadka bilaa maxkamad jeelka ugu jira ayaa lagu yiri warbixin hay’adu soo saartey.



Intii Muuse Biixi booska yimi ayaa waxa jeelasha Hargeysa lagu gurey dad ku eedaysan maxaad warkaa u tiri, sawir ayaad la wareegaysaa baraha bulshada iyo Xamar aya tagtey oo aad ka gabaydey. 

Waxa toos loogu hanjabaa weriyeyaasha sida Afhayeenka Muuse Biixi ninka la yiraa Maxamed Muuse ku sheegay shir jaraad. Kaaga daran wuxuu ku magacaaban yahay wasiirka wacyigelinta.



Firfircoone Mukhtaar Cali Aadan Yaabe ayaa askarta Ingiriisku u tababaaray maamulka ee loo yaqaan RRU u soo daateen guriga Mukhtaar ka degan yahay Boorama, waxayna si anshax xuma u argagixiyeen qoyskiisa.

Firfircoone Mukhtaar ayaa isagu fikirkiisa ka dhiibta kolba siyaasada ka taagan maamulka soona faqa qabyaalada xargaha goosatey ee maamulka Muuse Biixi iyo Saylici.

Sawirka hoose waa dhibane Mukhtaar Cali Aadan

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...