X

Heesaha kabanka lagu tumo oo soo saara codka saxda ee fanaanka sida codka Aniiso Ileys+MUUQAAL

Waxaa shaki la,aan in heesaha lagu tumo kabanka aad ogaan kartid kartida codeed ee fanaanka halka kuwa lagu tumo qalabka casriga uu kugu qaldayo cod aan jirin mararka qaarna uu kambuutar codka loo raacinayo. Heestan waxa la yiraa Rafiiq wana codkii Aniiso Ileys oo degan Nayrobi.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.