X

Heestii Dhalinyaro ee Dr C/raxmaan Bayle sameeyay oo Safiya Tusmo jawaab ka bixisey+MUUQAAL

Fanaanada Safiya Tusmo ee Woqooyiga Amerika ayaa jawaab ka bixisey heestii caanka ahayd ee Dr Bayle sameeyay ee Dhalinyaro. Fanaanada codka halaasiga leh ee Safiya ayaa isku darsatay midhaha iyo codka hadda iyadoo Siidina uu tumay.

Hoos ka daawo heesta Dhalinyaro oo uu sameeyay Dr Bayle ee jawaabta ay ka bixisey Safiyo Tusmo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.