Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Heshiiska dawlada iyo ahluna oo si weyn u dhaqan galay: SAWIRO

Ciidanka dawlada ayaa saaka isku balaadhiyay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo hore u joogeen ciidanka Ahlusuna ee hilfaha u qaaday argagixisada. Guriceel ayaa ka mida deegaanada gurmadka looga keeni jirey xilliyada argagixisadu soo gasho Dhuusamareeb.



Hadaba saraakiisha ciidanka qaybta 21-naad oo iyagu hor kacaayay ciidanka halkaas tagey ayaa soo dhaweyn Ka helay dadka deegaanka.



Wasiirka arimaha gudaha oo isagu la kulmey odayaasha iyo shacabka magaalada ayaa u sheegay inuu jiro tabasho ay qabaan culimada Ahlu sunna laakiin uu  Ka codsanayo inay fiiriyaan halganka ay ku lahaayeen   loo dalka oo ayna xaqal daacin xilli guushu dhowdahay oo uu ula jeedo dawladnimo dalka wada gaarta.

Dhinaca kale gudoomiyaha degmada Dhuusamareeb ayaa sheegay in degmada nabad buuxda oo laysku halayn Karo ay Ka jirto si buuxdana u ilaaliyaan ciidanka dawlada. Taageero buuxda ayaan u hayaa dawlada dhexe ayuu yiri.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...