November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Daawo: Hibaaq iyo Ceegaag oo qorshe damacsan iyo Iskufilan oo aqal galay: Qayb xiise leh

Waa qayb kale oo xiise leh taxanaha dhaqan miyi iyo dhal magaalo. Hibaaq iyo Ceegag ayaa damacsan qorshe ay isku guursadaan halka Iskufilan la aqal galay jacaylkiisa. Waxase dhacday in habeenkii ugu horeeyay uu waayay meelkastana ka raadiyay guriga.



https://youtu.be/jJgL6PoNrKI



ARAABINEWS