Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Hindida sanam caabudka oo ka gariiray hilib xalaalka qabsaday dalka: Warbixin

Waxa aduunka gaalada aad looga cunaa hilibka lagu walk xalaasha maadaama kuwa aan lagu qalin ay ka qaadeen xanuuno badan. Haddaba Hindida dalkaasi Hindiya ee aadka u neceb Muslimiinta ayaa Ka gariiray ganacsiga hilib xalaalka ee qabsaday dalkaasi.



Hindida sanam caabudka ayaa waxa ay caabudaan ee Ilaah ka dhigtaan ku jira lo’da inkastoo kuwooda ilbaxa isku sheega ay hadda bilaabeen inay cunaan Ilaahii ay caabudi jireen.

Ganacsiga hilib xalaalka ee Hindiya ayaa ku kacaya balaayiin doolar. Hilibka xalaasha ah ayaa dhamaan laga cunaa meelaha kale ee xarumaha dawlada, waxa qaka keliya Muslimiinta.



Waxase rabaan Hindida sanam caabudkii in iyagana loo ogolaado inay wali karaan taas oo aan macquul ahayn maadaama hilibka xalaasha uu qali karo nin Muslima.

Waxay ku doodayaan hilibka Yuhuuda in cidkasta qali karto laakiin hilibka xalaasha uu qali karo keliya qof Muslima. Hindida hilib cunka bilowday ayaa ka gariiray balaayiinta doolar ee muslimiinta ka soo gasho Ka ganacsiga hilib xalaasha laakiin marnaba ma dhacaysa in Hindi sanam caabudi hilib u qali muslimiinta ayuu yiri Cabdulxakiim.



Waxa iyana taas u raaca in hadda xataa aaladaha laysku qurxiyo, bangiyada iyo ganacsiyo badan ay noqdeen xalaal. Maaha markii ugu horeysay ee Muslim nacaybks xagjirka ay ka naxaan hilib xalaalka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...