Hogaamiyihii ka toobad keenay gaalaynta Muslimiinta Roobow ayaa hadda markale la gudoonsiiyay shahaadada musharaxnimada Koofur Galbeed. Ilaa iyo hadda ma jiro war ka soo baxay dawlada dhexe oo u aadan in wax isbedela ku yimi diidmadii hore.
Mukhtaar Roobow ayaa ka mid ahaa dadkii Somaliya siiba Koorta ka degi wyday wuxuuna ahaa hogaamiyihii waxwyeyn ku lahaa burburkii Muqdisho qaasatan dhulka aan laga qaxin ee Woqooyiga Muqdisho.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegeen inay dib u cusbooneeysiiyeen Shahaadadii uu horay u qaatay Muqtaar Roobow maadaama shahaadadii hore ay qaateen xubnihii is casilay.
Diiwaangelinta ayaa ku eg berii oo Isniina.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS