Hogaamiyihii ka toobad keenay gaalaynta Muslimiinta Mukhtaar Roobow oo musharaxa: SAWIRO
Hogaamiyihii ka toobad keenay gaalaynta Muslimiinta Roobow ayaa hadda markale la gudoonsiiyay shahaadada musharaxnimada Koofur Galbeed. Ilaa iyo hadda ma jiro war ka soo baxay dawlada dhexe oo u aadan in wax isbedela ku yimi diidmadii hore.
Mukhtaar Roobow ayaa ka mid ahaa dadkii Somaliya siiba Koorta ka degi wyday wuxuuna ahaa hogaamiyihii waxwyeyn ku lahaa burburkii Muqdisho qaasatan dhulka aan laga qaxin ee Woqooyiga Muqdisho.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegeen inay dib u cusbooneeysiiyeen Shahaadadii uu horay u qaatay Muqtaar Roobow maadaama shahaadadii hore ay qaateen xubnihii is casilay.
Diiwaangelinta ayaa ku eg berii oo Isniina.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...