X

Hooyada dhashay gudoomiye shaqo joojin lagu sameeyay oo hadashay

Hooyada dhashay gudoomiye shaqo joojin lagu sameeyay ayaa ka hadashay cadaalad daro lagula kacay wiilkeeda laguna xirey sifo ka baxsan sharciga iyo xoriyada.


Hooyada dhashay gudoomiyihii degmada Xamar Weyne Cmar Shariif Jeeg ayaa madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu baaqday inuu soo fara geliyo arrintaan kana shaqeeyo sidii wiilkeeda loo soo deyn lahaa maadaama sida ay sheegtay uu ku xiran yahay cadaalad daro.


Waxa tilmaamtay in wiilkeeda Cumar Shariif Jeeg uu yahay mid aan runta ka gaban, sidoo kalena uu diiday inuu saxiixo warqado uu usoo diray Xisaabiyaha guud ee dowladda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.