15/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hooyo Ciraaqi ah oo argagixisadu dhufeys ka dhigteen gurigeeda oo saxaafada tustey

Hooyo Ciraaqi ah oo argagixisadu dhufeys ka dhigteen gurigeeda oo saxaafada tustey. Hooyadan ayaa waxa gurigeeda ka muuqda burbur xooga halka gabadh ay dhashay rasaas ooda looga qaadey.

Argagixisada ayaan inyar oo ixtiraama u haynin diinta iyo dadka RABI abuurtey meelkasta ha joogaan.





Rashid Ceelaanyo

ARAABINEWS