Hooyo gabadheeda raadinaysa 2 sano ku dhawaad oo codsi diraysa. Hooyada iyo caruurteeda ayaa iyaguna sheegay in markii ugu dambeysay gabadhan ay lix bilood oo uura ay lahayd. Ilaa hadda lama garanayo halka ay ku sugan tahay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=2uv_b103TTY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS