Thursday, December 7th, 2023
header










Meta







Hooyo iyo labadeeda caruura oo lagu dilay Kanada iyo aabaha oo looga shikisan yahay kadib markuu iska tuuray biriij+MUUQAAL

WP_20141204_001Kanada 04 Dec 2014–Hooyo iyo labadeeda caruura ayaa laga helay maydkooda guri ay ka deganaayeen dalkaasi Kanada iyo booliiska dalkaasi oo uga shikisan in aabaha dhalay oo iska tuuray biriij uu isagu ka dambeeyay. Hooyada ayaa ahayd hooyo u shaqaysata caruurteeda waxayna fajac galisay xataa dadka aan muslimka ahayn oo ka naxay dilka foosha xun.

Hooyada ayaa la shegay in ay dhowr jeer u tagtey kooxaha guryaha siiya dumarka dhibka ku nool waxase la sheegay markii dambe inay ku noqotey guriga ninkeeda oo ay markii hore uga soo tagtey tacadiyo uu ku hayay hadana uu ku xasuuqay.

Booliisku ma sheegin in ninku yahay Somali waxayna ka shikinsan yihiin inuu yahay kan iska tuurey biriijka kadib markuu xasuuqay hooyada iyo labada caruura.

Hooyada iyo labadeeda caruura ayaa dagaalamay kadib inta aanu dilin waxana la sheegayaa in wiilka weyni dagaalamay si uu u difaaco hooyadii.

Bulshada ay dugsiga wada dhiganayeen oo isugu jira Muslim iyo dad aan Muslim ahaynba ayaa si xun uga naxay dilkan foosha xun ee lagula kacay hooyo iyo labadeeda caruura.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...