X

Horgale Xasan Sheekh oo qaybtiisa ka qaatay lacagtii Imaaraadka

Horgale Xasan Sheekh ayaa Imaaradka ku wareejay lacagtii ay rabeen inay dalka ku qasaan. Safiirka Imaaraadka oo aad u qoslaya ayaa la sheegay in lagu arkay meel aan ka fogeyn bangiga dhexe.


ā€¯Aaminimada madaxweyne Farmaajo waa tii dadku ku jeclaadeen ayuu yiri Cali Calasow. Maanta waxa Horgale Xasan Sheekh sameeyay wax cusub maaha waa intii lagu yaqaanay. Waxay nooga dhigayaan lacag la siinayo Somaliya waxase la ogyahay inay tahay musuqmaasuq xun.


Rooble Baahane ayaa la sheegay in Imaaraadka looga yeeray si qaybtiisa u qaato lacagta lagu wareejiyay oo dhanayd ku dhawaad 10 milyan oo doolarka Maraykanka.



Imaaraadka ayaa aad u faraxsan guushana ku tilmaamay mid ay uga aarguteen dawladii madaxweyne Farmaajo. Imaaraadka ayaa abaal la;aan diri doonin horgale Xasan Shekh sida uu qabo Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.