Saturday, April 20th, 2024
header










Meta







Horjoogaha Butlaan oo tegi kari waayay Kismaayo

Horjoogaha Butlaan Siciid Deni oo rabay inuu jabiyo amarka dawlada ayaa isku dayay inuu si toosa Kismaayo u tago laakiin laga diidey kadibna dib ugu laabtey Garoowe. Diyaarada sidey ayaa ku dhici weyday inay diido amarka.



Dawlada Somaliya ayaa soo saartey amar sheegaya in diyaarad kasta oo tagaysa Kismaayo iyo ta ka duuleysaaba soo maraan Muqdisho si loo hubiyo waxa ay sidaan. Waxase ilaa hadda ka kibirsan Muqdisho horjooge Siciid Deni.



Axmed Madoobe oo Kiiniya ku hayso Kismaayo ayaa raba inuu iskii isku caleemo saaro ayadoo fadhiidyo badan oo hore u fashilmey ay raban inay dawlada dhinac kale ka soo galaan.

Ilaa hadda ma sheegin goorta uu is caleemo saarayo oo rasmiya, wuxuuna raba inay qarsoodi u noqoto. Dhinaca kale waxa jira warar sheegaya in horjooge Siciid Demi loo fasaxay inuu tago oo beri aadi doono Kismaayo.

C/lalaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...