X

Horjooge Muuse Biixi oo diidan in C/raxmaan Ciro kala wareego maamulka

ARAABINEWS

Sadexda xisbi ee beesha dhexe ayaa ku heshiin la sidii ay doorasho kale oo sacabka loogu tumo u qabsan lahaayeen. Horjoobe Muuse Biixi ayaa diidey inuu kursiga baneeyo bisha Noofembar kana doorbidey inay xisbiyo kale tartamaan.


”Kelliya wuxuu rabaa inaanu kursiga uga degin C/raxmaan Ciro oo isagu hogaamiya xisbiga Wadani lana filayo inay si weyn ugu guulaystaan bisha Noofembar laakiin ma rabo horjooge Muuse Biixi ayuu yiri Xuseen Warsame.


Xisbiga Wadani ayaa si cad u sheegay inay dagaal ka xigaan taas oo ka nixiyay taageereyaashooda ugu weyn ee Ingiriiska iyo Maraykanka hadda inoo keenay Taywaan oo isaguna raba inuu soo dego Berbera.



Si kastaba ha ahaatee waxa la sugaaba waa inuu kursiga ku dhego iyo inuu is dhiibo oo uu wareejiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.