X

Rooble Baahane oo ka xanaaqay dhuxul Axmed Madoobe laga celiyay

ROOBLE BAAHANE

Rooble Baahane oo isaga iyo Xasan Culusow ka sii faaiideysanayaan kala guurka ayaa aad uga xanaaqay dhuxul lagu qabtey Axmed Madoobe iyo kooxda shabaab oo Cumaan iibsatey.


Baahane ayaa wasiirka arimaha dibedda ku eedeeyay inuu farogelin ku sameeyay dhuxusha kadibna sheegay inuu shaqadii ka joojiyay xilli ayna jirinba wax maamula fowdada awgeed.



Rooble Baahane ayaa wararku sheegayaan in Imaaraadku ku furtuurey oo diidey inuu gacan weyn u dhiibo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.