X

Horjooge Muuse Biixi oo diyaariyay banaanbax guuldaro ah

Horjoogaha maamulka Somalilaan Muuse Biixi ayaa Hargeysa ka qaban qaabiyay iyo magaalooyinka kale ee beeshiisu degto banaanbax xooga oo guuldaro ah. Waxa baraha bulshada lagu arkay dad haween u badan oo ciyaaraya oo intooda badan la soo qasbay.


”Runtii ma garan karo waxa banaanbuxu ku salaysnaa ayuu yiri Xuseen Warsame waad garan kartaa marka guulweyn la gaadho in isku-bax weyn loogu dabaaldego waa mid aan hore loo arag fashil.loo dabaaldegayo. Kaaga daran waxaad arkaysaa dumar gaal gosha gashaday.


Gobolka Awdal ayaan gebi ahaanba laga ogeyn banaanbaxyadan Muuse handaraab diyaariyay, waxana xarunta degmada la isugu yeeray shaqaalaha degmada iyo odayada laga biilo Hargeysa oo runtii been isku akhriyay iyo sidii caadiga ahayd dugsiyada oo la soo qasbay ayuu raaciyay Xuseen  Warsame.



Xildhibaanadii la siiyay lacagta masaakiinta xooga looga qaaday ayaa gaal ku daacdaacay Ingiriiska, ayagoo weliba dalbaday in la raadiyo xuquuqda gaalada ku nool Hargeysa oo ay sheegeen inay hoos u caabudaan gaalnimada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.