Horjooge Muuse Biixi oo diyaarad tartan kula jirtey qoyskiisa hawada ka saaray
Horjooge Muuse Biixi ayaa shalay sheegay inuu hawada ka saaray diyaarada flydubay oo dadka badankiisa qiimo jaban ku qabeen laakiin suuqa ka saartey mid sodogii u xidhan sida uu sheegay hal abuur kujare.
”Waxaan la soconay inay muddo 2 sanno ah ay labada diyaaradood ee hawada ka maqnaayeen laakiin keliya la fasaxay si cod looga helo bariga Burco taas waa lawada ogyahay ayuu yidhi hal abuur kujare.
Muuse Biixi laba diyaaradood oo keliya ayuu sheegay ee meeday tii Itoobiya iyo kuwa kale waa la ogyahay cida ka masuula ee ay u xidhan yihiin. Si kastaba ha ahaatee qabyaalada Muuse Handaraab ayaa cirka gaadhay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...