Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Horjooge Muuse Biixi oo ku faanay maatadii Laascaanood uu ku dhacay

Horjooge Muuse Biixi ayaa ku faanay maatadii reer Koofur galbeed ee uu ku dhacay  Laascaanood. Horjoogahan fikirku ku yaryahay qabyaaladuna dishootey ayaa eedayn aan jirin dusha uga tuuray gaalada Qaramada midoobey oo runtii iyaga lagu aqoon inay dad shiciba gacantooda ku saaraan inay ku dul shaqaystaan mooyee.



” Waa laga filaayay horjooge sidan fikirku ugu yaryahay inuu eeda saaro meelkale isagoo dadka uu dhacay ay yihiin Somali haddana leh gaalo may wax u tarto waa jaahilnimo cad ayuu yidhi Xuseen Warsame.



“Wuxuuba ku faanayaa in Butlaan iyagu dileen oo garaaceen reer Koofur Galbeed laakiin isagu dhacay keliya iyagoo qalfoofana gawaadhi ku gurey ayuu raaciyay Xuseen Warsame.



Xitaa hadalkiisa ma jirin cid u nacamlaysay oo sacabka u tuntey aan ka ahayn haween jufadiisa ah oo soo buuxiyay goobta oo uu ku amaanayay maleeshiyadii SNM ee burburisay Hargeysa iyo Burco qixisayna kumanaan ISAAQA dagaalkoodii lagu hoobtey ee 1988-1992-1994.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...