Horjooge Muuse Biixi oo markale beegsaday dadka reer Koofur Galbeed ee Burco degan
Horjoogaha cuqdada Somalidu googaysay ee Muuse Biixi (Muuse Handaraab) ayaa faray booliiska Burco inay beegsadaan qabiilka Raxanweynta ee degan Burco. Waxa warkan sheegay taliyaha booliiska ee magaalada Burco.
Taliyahan oo aan si niyada uga hadlayn Somalidan horjooge Muuse Biixi si cuqdadaysan u raafayo ayaa yiri waxa jira Oromo iyo Axmaaro iyaguna Burco ku soo batey, ayagana waa in la eego.
Dadka reer Koofur Galbeed ee degan magaalada ayuu ku sheegay dad masaakiina oo degan xaafado gaara ayna hadda hayaan tirokoob ku filan. ”Waxaan sugaynaa horjooge Muuse Biixi iyo xilliga uu amro in la bilaabo ayuu yiri taliyuhu.
Wuxuu taliyuhu intaa raaciyay inay jiraan Oromo iyo Axmaaro isku diley magaalada dhexdeeda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...