X

Horjooge Muuse Biixi oo riigii sadexaad qodanaya halka jaarkuna haraadsan yihiin

Maamulka Somalilaan ee uu horjooge ka yahay Muuse Biixi wuxuu ka mid yahay maamulada Somaliya ka jira kuwa ugu nasiibka xun marka aad eegto mudada ay nabada haysteen oo 30 sano jirsatey.


Intii horjooge Muuse Biixi xukunka loo daayay 3 iyo badh sanno kahor wuxuu la yimi cuqdad xun oo uu qabo isla ISAAQA dhexdiisa marka aad iska dhaafto beelaha Samaroon oo hore ay u saarneyd cunaqabatayn. dhinac kasta.

”Adna ceelkii sadexaad ayaad qodanaysaa anagana cunaqatayn ayaad na saartey ayay yiraaheen dadweyne haraadsan oo degan deegaanka Darusalaam ee Hargeysa.


”Beero aan qodano iskaba dhaaf anagii ayaaba haraadsan oo gaysan waxaan cabno. ”Wahabka ku hubsaday degan gobolada Woqooyiga ayaa ka soo bilowday aasaaska maamulka iyo fadhiidyadii ina Cigaal ugu horeeyay ee isaga dambeeyay.

”Ma jiro wax horumara oo ka socda gobolka oo maamuladaasi qabteen haba ugu xumaadaan afartii fadhiid ee kala dambeeyeen oo waxay qabtaan iska daaye guryo ka dhistey waxa soo gala gobolka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.