X

Horjooge Sciid Deni oo dalbaday in gaalo korjoogto ka noqoto shirka Dhuusamareeb

Horjoogaha Butlaan oo si ula kaca uga soo daahay shirka waqti lumiska ah ee Dhuusamareeb ee markii hore ay dalbadeen kooxda beesha caalamka sheegata oo wadata horjoogeyaal Siciid Deni ku jiro.


Horjooge Siciid Deni ayaa qoraal dheer ku sheegay in gaaladu korjooge ka noqoto shirka Dhuusamareb iyo raiisal wasaare uu magacaabo madaxweynuhu, haddii kale aanu tageyn Galmudug.

”Waxa muhiima in barlamaanku guto shaqadiisa oo uu diyaariyo qorshaha doorasho ee lagu heshiiyay ayuu yiri Cali Calasow haddi kale wixii hadda ka dambeeya lama qancin karo maamul jufeedyada.


Shirkan Dhuusamareeb ayaa waxa ku khasaartey lacago badan oo loo weecin lahaa dib u dhiska dalka. Waxa iyana cad in kooxda beesha caalamka oo aan rabin in dalkani dego ay diideen bixinta lacagta doorashada oo ku dhow boqol milyan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.