Thursday, March 28th, 2024
header










Meta







Horjooge Siciid Deni kalama tashan kooxda beesha caalamka markuu qorey qaabka doorasho

Waxa madaxweynaha Somaliya qarxiyay horena loo ogaa in dalka qaska ka jira ay qaybta ugu weyn leeyihiin kooxda sheegata beesha caalamka. Waxaan helnay xog ka waramaysa markii horjooge Siciid Deni qorey nooca doorasho ee dalku galayo inaan laga tashan kooxda sheegata beesha caalamka.



Waxay xogtu sheegaysaa in horjooge Axmed Madoovbe oo Kiiniya ku hayso Kismaayo uu markiiba u soo dhacay telfoon loona sheegay inuu qaadaco. ” Markii uu u sheegay kooxda beesha caalamka in iyagu diyaariyaan lagu yiri qalad ayaad samayseen ayuu yiri Cali Calasow.

”Horjooge Siciid Deni ayaa dalbadey inay sugaan maadaama ay hadda uun qoreen madaxweynuhuna ogolaadey barlamaankuna ansixiyay oo ayna jirin meel ay uga noqdaan laakiin muddo kadib keeni karaan murano kale sida Gedo ayuu raaciyay.

Xogta ayaa sheegaysa in hormuud ay arintani ka ahayd Kiiniya iyo madaxa qaramada midoobey u fadhiya Somaliya Jaymis Iswaan oo labaduba aaminsan halista ay keeni karto soo noqoshada madaxweyne Farmaajo.



Hadda oo fursad kale la siiyay waxa go’aankooda u dambeeya uu noqday in aan laga tegi karin arinta Gedo haddii kuwa kale go’aan laga gaaro, waxayna u dhacday isla sidii.

Haddaba waxaad is weydiin kartaa muxuu rabaa madaxa qaramada midoobey ee Somaliya Jaymis, waxa xogta sheegaysaa in haddii Somaliya lugaheeda isku taagto ay shaqo la’aan ku dhacayso, shaqadiisuna tahay sidii dalka looga ilaalin lahaa qof daacad u ah ama wax garada, ayagoo raba inay aargoostaan kadib markii Farmaajo eryay ergaygoogii hore.



Dabcan Kiiniya waa ognahay ayada waxay ka gaartey inay Gedo qabsado kadib markii ay soo hubeysay maleeshiyo qaawan.

Warbixintii C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...