Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Horjooge Siciid Deni oo diidey doorashada dalka

Horjoogaha maamulka Butlaan ayaa diidey sharciga doorashada dalka ee uu ansixiyay barlamaanka dalku. Wuxuu dhinaca kalana dalbanayaa in aan muddada loo kordhin madaxda qaranka ee aanu rabin in doorasho loo qabto.



Horjooge Siciid Deni oo ku xiran gaalada loo yaqaan beesha caalamka ayaa ciyaaraya kaadh uu lacag iyo taageero kaga helo beeshaas la baxday caalamka. Wuxuuse qabtey shir fashilmey oo xataa ay reer Butlaan u dhanayn.



”Dawlada waxa ka go’an inay sharciga iyo qawaaniinta dalka fuliso. Siciid Deni wuxuu qabaa in dalka welli ka jirto fowdadii qabaliga ahayd iyo hogaamiye kooxeedyo. Ma oga in argagixiso burburisay waxaas oo dhan ayuu yiri Cali Calasow oo Muqdisho jooga.

Wuxuu rabaa in maamul jufeed ay talada qaranka duufsato ayadoo la xaqirayo beelaha kale oo sheekadu dib loogu celiyo sidii Mahiiga iyo fadhiid Sheekh Shariif ku wadeen ama fadhiid Xasan Sheekh ayuu yiri Cali Calasow.



Si kastaba ha ahaatee dawlada oo lagu bartey dulqaad waxa aad uga gariirsan guulaha ay gaarayso kooxda beesha caalamka iyo kuwa ay ku adeegtaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...