Horjooge Siciid Deni oo diidey talada isimadiisa
Horjooge Siciid Deni ayaa diidey talada ay siiyeen isimadiisa ee ku aadan ciidanka Butlaan ee Maraykanku tababaro. Horjooge Siciid Deni ayaa raba inuu la wareego hantida iyo dhaqaalaha lagu bixiyo ciidanka sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka.
”Horjooge Siciid Deni waxa uu diidan yahay ilaa hadda talada isimadiisa taas oo ka dhigan inuu yahay shaqsi cidla ordaaya waxayse noqonaysaa inayna jirin meel kale oo uu u cararo ayuu yiri Xuseen Warsame.
Isimada oo shalay hadlay ayaa sheegay in la hirgeliyo xilka qaadista laakiin aaan wax hantiya loo gacan gelinkarin horjooge Siciid Deni oo laga baqayo inuu si cad ugu takri falo sida laga fahmayo isimada.
Waxa la sugaa talaabada xigta ee uu qaado horjooge Siciid Deni iyo inuu u hogaansamo aakhirka talada isimada.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...