Horjoogaha maamulka Butlaan Siciid Deni oo diidan dawladnimada Somaliya ayaa ku tilmaamay ciidanka diidan amarkiisa kuwa abyuuraya xaalad ah in laba maamul dhismaan uuna ka dagaalami doono. ”Laba maamul ma ogola iyo amarkiisa la diido laakiinse wuxuu ku qanacsan yahay inuu diido amarka dawlada dhexe ayuu yiri Xuseen Warsame.
Horjoogahan ka soo horjeeda in dawlad xoogan dalka ka dhalato ayaa isku dayay in ciidan dhisan una baahnayn maamulkiisa si qurxoona u baacsada argagixisada uu farogeliyo, waxase dhacday inay aqoonsan waayaan.
”Maamulkaan hal ciidan ayuu yeelanayaa, ma yeelanayo ciidamo rag leeyihiin. Hal dakhli buu yeelanayaa. Markaan imid waxaa jiri jirtay wax la dhaho curaaro, nin walba 2% ayaa meel loo saaray. Maalintii ugu horraysay ayaan ka taqalusay. Ciidamo hebelo leeyihiina dabayaaqadoodii ayaa socota,” ayuu yidhi Siciid Deni.
Horjooge Siciid Deni aya xaalku ku xun yahay waxana la eegaa talaabada xigta ee uu qaado haddase waxay u muuqataa booto.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay