X

Horjooge Siciid Deni oo sheegay in maamulkiisa laga hirgelin doonin gudniinka

Badhasaabka maamulka Butlaan Siciid Deni ayaa sheegay in maamulkiisa laga joojiyay dhamaan gudniinka noocuu doonaba ha ahaadee. Wadaadada Butlaan ayaa ku doodi jirey in nooc ay ku sheegeen sune oo aan jirin loo jarjaro gabdhaha.


Horjooge Siciid Deni ayaan sheegin sida uu ku hirgelin doono xad gudubkan laga galayo gabdhaha yaryar oo jidhkooda lagu ciyaarayo, ayadfoo ujeedadu tahay in la dilo abuurka RABI.


Rasuulkeena SCW ma amrin in gabdhihiisa la gudo, wadankii uu ku dhashayn lagama isticmaalo in gabdhaha jirkooda la jarjaro. Inkastoo dawladii Somaliya mamnuucday haddana ma dhaqan gelin.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.