X

Horjooge Siciid Deni oo sheegay inuu bandoo soo rogey

Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa qoraal ku sheegay inuu bandoo ku soo rogey magaalooyinka Butlaan xilliyada u dhexeeya 6 Maqribnimo ilaa 5 subaxnimo si looga hortago cudurka Koora. Siciid Deni ayaa sidoo kale sheegay in la joojin basaska u kala gudba magaalooyinka.


Ayadoo Somaliya oo dhan ay jirto sadex kiis oo ah cudurka Kooro, dadka badankiisa ayaa qaba in aan habeenkii dad la xanibo ayna kordhinayn cudurka ee muhiim ay tahay in la yareeyo dadka soo galaya.

”Ilaa hadda ma jiraan culays Alxamdullilaah laakiin waa in taxadar weyn laga galo sidii gobolka ayna u soo gelin dad ajaaniba ama ku soo gala Itoobiya ayuu qabaa Cali Calasow.


Somaliya ayaa gebi ahaanba awoodi karin inay wax ka qabato cudurka RABI oo u gargaara mooyee.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.