X

Horjooge Siciid Deni oo sheegay inuu kiciyay Butlaan

Horjoogaha Butlaan Siciid Deni ayaa sheegay inuu kiciyay Butlaan oo hadda ayna jirin lacag meel laga keeno dadkiina ay baahi la jiifaan. Qirshada horjoogahan aadk aloogu qasaaray oo dagaal geliyay gobolka ayaa dad badan ayna la yaabayn.

Wuxuu safaro joogta ugu tagaa Imaaraadka oo la rumaysan yahay inaanu faro madhnaan kala soo noqon, waxaanad is weydiin kartaa halkee lacagta gobolku tagtey iyo tii Imaaraadku.



ā€¯Maciishadii waa nagu korodhay hadddan waxba kama qaban karno ayuu ku calaacalay horjooge Siciid Deni oo sida sharafta leh ahayd inuu kursiga baneeyo si qof aamina gobolka loogu dhiibo maadaama uu qirsan yahay inuu fasgilmay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.