X

Horjooge Siciid Deni oo Xasan Culusow ka diiday inuu war murtiyeed qoro

Horjoogaha maamulka Butlaan Siciid Deni ayaa Xasan Culusow ka diiday inuu qoro warmurtiyeed aan wax faaiido isaga ugu jirin kadib markii Xasan Culusow diiday dhamaantood arimo uu watay,


Xasan Culusow ayaa ka diiday horjooge Siciid Deni inuu saxiixo warejinta dekedda Boosaaso iyo weliba shidaalka ku jira Butlaan ee dawlada dhexe ee Farmaajo ay sahaminta ka samaysay.

Xasan Culusow oo aan wadan haba yaraatee wax talo ah iyo amaro ayaa keliya dhegaysanayay horjooge Siciid Deni oo uu marhore soo direy faromadhnaan. Kooxda Xasan Culusow oo booskani ku timi kharashaad ay bixisay kooxda Xalane ayaa hal ujeedo loo dhiibay taas oo ahayd Farmaajo halaga tuuro xukunka.



ā€¯Markii la yeelay sidii kooxda Xalane wadatey majirti cid ku soo nootey fadgiid Xasan Cylysow iyo kuwii kale ee u codeeyay, waxana dhacday in loo qabtey ayuu yiri Cali Calasow. Markii horeba ma jirin wax siyaasad ah oo la wadaago ayuu raaciyay.

Kooxda Xalane iyaga waxay tahay guul mar hadday hogaamiye hortaagnaa ka tuureen xukunka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.