X

Horjoogihii Khaatumo Cali Khaliif oo iska xaadiriyay Laascaanood

Horjoogihii Khaatumo Cali Khaliif ayaa iska xaadiriyay Laascaanood halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Cali Khaliif ayaa isku dhiibey Somaliland hadana wuxuu qayb ka qaadanayaa dagaalka Tukaraq ee Muuse Biixi wado.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=N-rO9i3LqxU[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.