X

Hub nooceeya oo degdega ayaa dalku u baahan yahay

Kornet missile

Soomaaliya si ay u ilaashato qaranimadeeda ayadoo qaadaysa dhinaca is difaaca hub nooceeya ayay si degdega ugu baahan tahay iyo weliba wadamadee hub noocaasa kula soo gaari kara?.



Waa su’aal muhiima oo aad is weydiin karto maadaama dalku galay xaalad dagaal ayadoo si toosa uu axmaar Cabi Axmed ugu soo duulay ama ku dhiiraday inuu gooni goosad dhul balaaran haysan uu ku soo dhex dhuunto.

Hubka degdega ee qaranka u baahan yahay inuu si degdega u helo waxa ka mida kuwa lagula dagaalamo taangiyada iyo dabaabadaha uu welli haysto axmaar Cabi Axmed ee soo gali kara dalka. Waxa kale ee dalku u baahan yahay hubka lidka diyaaradaha qaasatan kuwa garabka lagu qaato oo markaaba la isticmaali karo.



Hadaba hubkaas iyo kuwa ka badanba waxa haysta walaalaheen Turkiga, Masar iyo Baakistaan, haddii xaaladu sii xumaatana oo Ingiriisku soo hubeeyo axmaar Cabi Axmed, waxa diyaar u ah inuu difaaca dalka taageero Ruushka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.