X

Ictiraafkii oo galay in caruurtii lala soo baxsadey dib loo celiyo

Ictiraafkii oo galay in caruurtii lala soo baxsadey dib loogu celiyo dal dhaqankoodu iyo diintoodu midna Islaam ahayn oo khaniisku awooda ugu sareyso leeyahay. Dhacdadan foosha xun ayaa ka dhacdey Hargeysa.

Waalidiinta dhalay gabdho dhaqancelis loo keenay Hargeysa si loo baro diinta, xaqa waalidka, dhaqanka iyo macaanka Islaamka inkastoo ay ku xiran tahay dadka barayaa in ay leeyihiin akhlaaqdii diinta ayaa dib loogu celiyay waraabe gaar ahaa Dhenmark.

Wadamada gaalada ayaa waalidku aanu qiimo lahayn waxana ay ka siman yihiin in ninka iyo naagtu wax dhalaan kaliya ee ayna muhiim ahayn in ay koriyaan ilmahooda ee laguu korin karo ayadoo loo dhiibayo cidkasta oo caabuda wuxuu doono.



Waxana had iyo jeer la qoraa sharciyo LIDI ku ah wada noolashaha labada qof iyo la dagaalanka qoyska…sharciyadaas oo ay ku faafiyaan dunida Muslimka ah ee kala daadsan ee argagixisadu ugu biirtey.

Dhacdadan maanta ka dhacdey Hargeysa ayaa ah UGUB waxayna noqotey ICTIRAAFKII oo GALAY in caruurtii Muslimiinta laga dhoofiyo dalkoodii hooyo ee Somaliya ee loola soo cararay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.