Sunday, June 2nd, 2024
header










Meta







Iiraan oo daboolka ka qaaday gantaalo cusub oo ka nixiyay Maraykanka

Dawlada Iiraan ayaa daboolka ka qaaday hub casri ah oo ah gantaalada lidka diyaaradaha oo xataa dhulka soo dhigaya diyaaradaha is qariya ee Maraykanku ku faano. ” Gantaalahan ka nixiyay Maraykanka ayaa isla maanta lagu wareejiyay ciidanka jiida hore.



Gantaalahan ayaa xawaarahoodu gaarayaa ilaa 120 km oo ka badan diyaaradaha cirka fog wax ku duqeeya ee Maraykanku ku diley wadamo badan oo uu burburiyay sida Liibiya iyo Ciraaq.

Gantaalahan Khordaad ayaa halmar beegsanaya 6 bartilmaameed.

Iiraan ayaa sidoo kale sanadkii hore tijaabisay gujiska uu ku rakiban yahay gantaalaha badda quusa, kaas oo cabsi awgeed Markabkii diyaaradaha wadey uu u soo geli waayay badda Iiraan.



Gantaalahan ayaa gebi ahaanba lagu sameeyay gudaha dalka Iiraan, oo aan dibedda waxba looga baahan. Iiraan ayaa sidoo kale kicisay diyaarad dagaal oo iyadu samaysay.

Xagjir Taram ayaa ku dhici waayay inuu talaabo kale qaado, wuxuuna ku andacoodaa inay ka ahayd oo kaliya in cadaadis dheeraada uu saaro Iiraan.



Su’aasha la is weydiin karo ayaa ah maku dhacaa inuu wax u dhimo maraakiibta wada saliida Iiraan, haddii uu rabo inuu fuliyo cunaqabataynta uu ku qasbayo dawladaha kale inay u fuliyaan.

Sawirka hoose waa gantaalaha cusub ee Khordaad

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...