Xoogaga kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay xalay gantaalo ku garaaceen xarun Yuhuudu ka fuliso shirqoolada oo ka furan gobolka Maraykanku ka gooyay Ciraaq ee Kurdiyiinta. Ugu yaraan 4 gantaal ayaa ku dhacay xaruntaas.
Waxa xalay dadka badankiisa u qaateen in gantaalada lala waayay xarun milatari oo Maraykanku ku leeyahay Ciraaq qaasatan gobolkaas, waxase hadda sheegtay xoogaga kacaanka Iiraan.
“Waxay jawaab u tahay labs Ka mida xoogaga kacaanka Iiraan oo Yuhuudu ku dishay Suuriya, inkastoo weerarkan aan la sheegin in cidi wax ku noqon.
Qunsuliyada Maraykanka ee ku taal Kurdiyiinta ayaa la sheegay inaan waxba soo gaarin ayadoo Maraykanka sheegay inay faaruq tahay oo dhisme ku socdo.
Yuhuuda iyo Maraykanka ayaa si joogta u weerara Suuriya ayadoo Yuhuudu heshiis kula hashay in Ruushku soo fatogelin weerarasa ay la fuliyaan Suuriya.
Talaabada Iiraan ayaa Yuhuuda xabsi gelin doonts inkastoo Iiraan lagu eedeeyay inay markasta garaacdo meel cidla ah oo ay ka meermeerto onsy si toosa u disho Yuhuuda iyaga dilaya.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay