Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Iiraan oo faahfaahiyay gantaalo ay ku garaacday xarun Yuhuuda uga furan Ciraaq

Xoogaga kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay xalay gantaalo ku garaaceen xarun Yuhuudu ka fuliso shirqoolada  oo ka furan gobolka Maraykanku ka gooyay Ciraaq ee Kurdiyiinta. Ugu yaraan 4 gantaal ayaa ku dhacay xaruntaas.



Waxa xalay dadka badankiisa u qaateen in gantaalada lala waayay xarun milatari oo Maraykanku ku leeyahay Ciraaq qaasatan gobolkaas, waxase hadda sheegtay xoogaga kacaanka Iiraan.



“Waxay jawaab u tahay labs Ka mida xoogaga kacaanka Iiraan oo Yuhuudu ku dishay Suuriya, inkastoo weerarkan aan la sheegin in cidi wax ku noqon.

Qunsuliyada Maraykanka ee ku taal Kurdiyiinta ayaa la sheegay inaan waxba soo gaarin ayadoo Maraykanka sheegay inay faaruq tahay oo dhisme ku socdo.



Yuhuuda iyo Maraykanka ayaa si joogta u weerara Suuriya ayadoo Yuhuudu heshiis kula hashay in Ruushku soo fatogelin weerarasa ay la fuliyaan Suuriya.




Talaabada Iiraan ayaa Yuhuuda xabsi gelin doonts inkastoo Iiraan lagu eedeeyay inay markasta garaacdo meel cidla ah oo ay ka meermeerto onsy si toosa u disho Yuhuuda iyaga dilaya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...