Iiraan oo ku qososhay hanjabaad uga timi Yuhuuda
Milatariga dalkaasi Iiraan ayaa ku qosley hanjabaad uga timi Yuhuuda oo ah inay Iiraan weerari doonaan. Taliyaha ciidanka Yuhuuda ayaa sheegay inuu weerari doono Iiraan ama xulafadeeda haddii ay Yuhuuda soo weeraraan.
Yuhuuda ayaa cabsi ka qabta ururka xooga weyn ee xisbullah ee Lubnaan kaas oo sanadii 2006 ay ka dishey shacab gaaraya 2500 oo intooda ku dhintey duqeyn dhinaca cirka ah.
Iiraan oo hadda u xoogweyn awoodna u leh inay hilfaha u qaado Yuhuuda ayaa waxa ku dhici waayay Maraykanka kadib markii Iiraan adkeysay difaaca lidka diyaaradaha.
”Yuhuudu tamar ay ugu hanjabto Iiraan male ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Iiraan ma laha wax qorshe ah iyo awoodii ay ku fulin lahaayeen marka waa hanjabaad maskaxeed ayuu yiri raaciyay wasiir xigeenka difaaca.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...