Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Iiraan oo ka nixisay Yuhuuda iyo Maraykanka: waa samayn karnaa nukliyeer

Iiraan ayaa ka anixisay Yuhuuda iyo Maraykanka ayadoo si cad u sheegtay inay awoodo inay samaysan karto hubka nukliyeerka. ”Samayntiisa waxba nagu qaadan mayso ayuu yidhi la taliye sare oo hoostaga madaxa dalkaasi Cali Khamanee.



Warkan ayaa naxdin ku ah Yuhuuda iyo Maraykanka oo dhawaan u hanjabay Iiraan mar uu cajuus Baydan joogey Yuhuuda. Maraykanka ayaa diidey inuu Yuhuuda ka caawiyo weerar lagu qaado Iiraan, horeyna u sheegay in faaiido laga gaarayn.



Yuhuuda ayaa la rafaadaysa inay ururka Xisbullah ee Lubnaan iska celiso. Ururkaas xooga weyn ayaa hadda haysta madaafiic si toosa u garaacaya Telabiib iyo Xayfa oo ah dhulka Yuhuudu xooga ku qabsatey, waabase Iiraan oo ka awood weyn.



”Maalmo kooban waxaan ku dhalaalin karnaa macdanta nukliyeerka laga sameeyo laakiin welli ma jirto go’aan dawladeed oo laga qaatay in wadadaa la maro ayuu yidhi la taliye Kamaal Kharaasi.




Warkan naxdinta ku ah Yuhuuda iyo Maraykanka ayaa imaanaya ayagoo maalmo kahor ku hanjabaayay inay Iiraan marnaba u ogolaan doonin inay hesho hubka nukliyeerka.

Wadahadalo buga ayaa mudooyinkii dambe u socday Iiraan iyo Maraykanka, tana waxay dhabarjab xoogan ku tahay in Maraykanku yidhaa Iiraan waan ka hortagaynaa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...